Golaha shacabka baarlamaanka Somaliya ayaa goor dhawayd ansixiyay in dib loogu laabto Heshiiskii 17-sitember oo ku aadanaa Doorasho dad badan
.
“ si Waqti badan nooga lumin waxan Raisal wasaraha u xil saarayaa marti qaadka shirk u aadan qaabilaada Madaxda maamul Goboleedyada iyo maamulka Gobolka banaadir, shacabka ha fahmaan Cida Doonaysa in ay qaadato dalka in loo turo, iyo qofka dalka u raba

dhibaato”ayuu goobta ka yiri farmaajo oo u hambalyeeyay Xildhibaanada goobta joogay.
Sidoo kale farmaajo ayaa ku amray Xukuumada in ay la wareegto talada dalka oo ay gaarsiiso Doorasho.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here