BEESHA AMAANLE OO KALSOONADDII KALA NOQDEEN WASIIR KU XIGEENKA AWQAAFTA IYO CADAALADDA PUNTLAND MAXAMED CALI FARAX

UjEEDO: KALA LAABASHO KALSOONIYEED KURSIGII SIYAASADDA BEESHA AMAANLE EE PUNTLAND

Sumad-KLs-Nqsh25/03/2020

Ku: Madaxweynaha Puntland
:Ku: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland
Ku: Guddoonka Baarlamaanka Puntland
Ku: Xildhibaanada Puntland
Ku: Issimada Puntland
Ku:Cuqaasha iyo Waxgaradka Puntland
Ku: Dhamaan umadda Puntland

Shirweyne ay iskugu yimadeen Beesha Amaanle ayagoo ka kala yimi Goboladda. Mudug iyo Nugaal iyo Gobolka Bari Falaqeyn dheer ka dib waxaa ay ka goaansadeen in Beesha Amaanle aysan ka harin Horumarka iyo Difaaca Puntland ee uu wado Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Xafidu laah Dr. Saciid Cabdulaahi ( Deni )

Ka dib markii Guddi aanu u saarnay Guddigaas oo ka koobnaa 15 Xubnood ayagoo qiimeenayey Dacwadaha Faraha Badan iyo Eedaynta ay beesha Amaanle ka tirsanaayeen Maxamed Cali Farax .

Baritaankii ay sameeyeen Guddiga Amaanle Waxaa ay ku soo heleen Qaladad aad u fara badan kasoo keeni karta in Beesha Amaanle iyo Dawladda Goboleedka Puntland uu mugdi so kale dhexgalo Dhibaatooyinka ay guddiga ku heleen Maxamed Cali Farax Halkan Laguma soo koobi Karo Qodobadda ugu muhiimsan Waxaa ka mid ah qodobada hoose.

Maxamed Cali Farax

●Wuxuu Ka Mid Noqday Tageerayaasha FARMAAJO xisbigiisa ee NABAD IYO NOLOL Wuxuuna si indho la’aan u Taageeray Warsaxafadeedkii Wasiirka arrimaha Dibada Axmed Ciise Cawad kasoo loga so horjeeday Warsaxafadeedkii Shirweynaha watada tashiga Puntland ee uu aqriyey Ex wasiir Juxaa .

Maxamed Cali Farax ayaa wuxuu uu diray odoyaal.iyo Sadex Sarkaal Garabkiisa.ah Casumadda Muqdisho isla markaana Wuxuu Guri oga kireeyey kuna Biilaa Si Puntland amnigeeda loo qalqal geliyo

●Wuxuu Iska Horkeenay Beesha Amaanle dhexdeeda Isaga oo Jifadiisa hoose kaliya naas nuujiya isla markaana fogeeya Jifooyinka Kala duwan ee Beesha Amaanle

● Wagii ay Somaliland soo weerari Jireen Xududkeena Puntland Wuxuu kala diray Ciidamadii Beesha Amaanle ay ka.soo ururiyeen Degmooyinka Bander Bayla iyo Baarmadoobe iyo Mudug iyo Nugaal baadiyaheeda Ciidamadaas oo ay Beeshu Amaanle Geeyeen Jiidda Hore ee Tukaraq si ay oga mid noqdaan Difaaca Puntland.

●Wuxuu Abaabulay Shir Amaanle oo aan loo dhameyn isagoo ku amray dadkii u soo uruuriyey in saxaafadda ka Hadlaan isla markaana ay Kalsoonida kala noqdeen Maamulka Madaxweynaheena Dr.Saciid Cabdulaahi Saciid Deni

Annagoo tixraacayna baaqii kan ka horreeyay ee aqoonyahanka iyo qaybaha kala duwan ee beeshu kasoo saareen gobolka Mudug iyo Nugaal iyo Gobolka Bari, Waxaa ay odoyaasha, waxgaradka, dhalinyarada, haweenka, aqoonyahanka, iyo guud ahaan beesha Amaanle taageero uga muujinayaan musharaxadda Drs. Maryan Cismaan Axmed (Fangase) in ay inooga mid noqoto Aqalka Sare ee 2021

Waxaa kaloo ay istaahishaa oo ay mudan tahay in ka mid noqoto Golaha Wasiiradda Cusub ee Puntland ee lafilaayo in dhawaan isku shaadhayn lasameyn doono.

Taageeridaasi waxay ka dambaysay kadib markaan aragnay aqoonta, waaya-aragnimada, kartida iyo hufnaanta Drs. Maryan, shaqooyinkii kala duwanaa ee ay kasoo qabatay dalka dibddiisa iyo gudihiisaba, Dr.Mayan Fangase marnaba lama barbar dhigi karo Shaqi kale dhan kastaa, iyo qoondada dumarka ee xilku naga saaran yahay.

Sidaas daradeed, markaanu waxaas oo dhan aragnay oo ay maanta guud ahaan bulshada Puntland iyo gaar ahaan beesha Ammaanle ubaahan yihiin qof kasoo bixi kara xilkaas culus baahi iyo hunguri toonana aan uqabin xoolaha ummadda oo dalkiisa iyo dadkiisa ushaqeeya codkeedana aan la iibsan karin,

Dad badam ayaa markhaati ka ah shaqooyinkii iyo waxqabadkii Drs. Maryan iyo horumarka laga filayo mustaqbalka in ay uqabato ummadda; ka beesha Ammaanle ahaan waxaanu taageero buuxda la garab taaganahay musharaxadda Drs. Maryan Cismaan Axmed (Fangase) ee xubinimada Kursiga Aqalka Saremee 2021 ama Golaha Wasiiradda ee Puntland oo hadda la isku shaadhayn rabo.

Ugu damabaybtii, way ku mahadsan yihiin odayaasha, waxgaradka, dhalinyarada, haweenka, aqoonyahanka, iyo guud ahaan beesha Ammaanle in Kalsoonaddii kala noqdaan Maxamed Farax isla Markaana ay taageero buuxda siiyaan Musharaxad Kursiga Siyaasadda Beesha Amaanle Drs. Maryan Cismaan Axmed (Fangase).

Drs. Maryan waa yididiilada iyo Horumarka iyo aayaha dalka Puntland iyo dadkeena Puntland.

Waxaan Ilaah sw ka baryeynaa in Codsiga Beesha Amaanle ee Puntland aad Tixgelin doonta Insha Allah .

Baaqaan waxaa si wadajir ah usoo saaray dadka ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:

01. Nabadoon: Maxamed Diiriye Ciise
02. Daahir Cawad Maxamuud
03. Odowaa Sheikhdoon Nuur
04. Maxamuud Nuur Beereed
05. Cabdi-daahir C/laahi Cigaal
06. Maxamed Nuur Xasan
07. Siciid Salaad Ducaale
08. C/khayr Gabayre Cali
09. C/raxmaan Yuusuf Guuleed
10. Maxamed Caynab Muuse
11. C/qaadir Maxamed Nuur
12. Cali Cawad Maxamed
13. Qooje Bare Ciise
14. Calwash Dhagaafe Ciise
15. Yaasiin Yuusuf Guuleed
16. C/kariin Nuur Beereed
17. Jaamac Cawad Max’ud
18. Daahir Axmed Muuse
19. Maxamed Ducaale Cigaal
20. Jaamac C/laahi Warsame
21. Abshir C/nuur Cawad
22. Muxyidiin yuusf Guuleed
23. C/salaam Caynab Muuse
24. Faarax Yuusuf Guuleed
25. C/qani Maxamed Nuur
26. Abshir C/laahi Cigaal
27. Maxamed Axmed Muuse
28. Cumar Maxamed Ducaale
29. Ayaanle Gabayre Cali
30. Maxamed Cabdi Ducaale
31. Axmed Maxamed Nuur
32. Xaawo Maxamed Diiriye
33. Canab Maxamuud Cawad
34. Maryam Diiriye Ciise
35. Jawaahir Maxamuud Nuur
36. Baar Xasan Ciise
37. Samsam Maxamed Nuur
38. Binti Diirye Ciise
39. Baarliin Siciid Salaad
40. Dhudi Yuusuf Guuleed
41. Khadiijo Axmed Cawad
45.Nabadoon Maxamud Cabdi Farax (DHOONGE)
46.Nabadoon Maxamuud Maxamed Cawad(Jiis)
47.Nabadoon Aways Cawad Nuux
48.Nabadoon Saciid Maxamuud Cismaan
49.Nabadoon Xirsi Maxamuud Diiriye

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064