Kulan maal mahaan magaalada Muqdisho Beesha Habar gidir ugu socday oo looga doodaayey in Musharax madaxweyne ka dhigtaam Madaxweyne Farmaajo madaama uu balan Qaaday in uu siinaayo Xilka Ra iisal wasaarah Soomaaliya

Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Sanatoor Cabdiqeybdiid oo kaanbenar u ah Madaxweyne Farmaajo

Ma heysan Musharx adag oo Soomaalida ka gadmaayo marka waa in aan ku toofiiqsanaanaa in aan Musharax ka dhigano Madaxweyne Farmaajo madaama xilka Wasiirka Koowaad ka heleyno ayuu yiri Cabdiqeybdiid

Hadalka Cabdiqeybdiid ayaa waxaa ka hor yinid Beesha Ceyr oo sheegtay in ay wataan Cabdiramaan Cabdishakuur isagana u ololeynaa intaan Nin Marexaan ah u Ololeyn lahey

Kulanka ayaa waxaa hareeyey buuq iyo qeyl keentay in uu si caro leh Shirka uga bax kaanbeenarka Farmaajo Sanatoor Cabdiqeybdiid

Madaxweyne Qoor Qoor iyo Cabdiqeybdiid ayaa Dagaal ugu jira sidoow mar kale Madaxweyne u Noqon lahaa Farmaajo

Xaalada Beelaha Habar Gidir ayaa u muuqda kuwa ku kala qeybsan in ay u ololeyaan in madaxweyne Farmaajo mar kale Dalka Madaxweyne ka Noqodo

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here