Beesha Saleymaan oo ka tirsan beel weynta Habar gidir oo dagaal adag kula jirtay Alshabaab ayaa la sheegayaa in ay heshiis hoose la gashay ka dib markii ay soo wajahday culeys

Warka oo ka xiganay ila muhiim ah ayaa sheegayo in Beesha Saleymaan oo ogolaatay in ay bixiso diyo 4 Malyen oo ah, Diyadaa oo ah Alshabaab ay ku layeen dagaal ku dhex maray deegaanka Camaaro

Heshiiska ayaa dhigayo in Alshabaab ka joojin doonto weerarada iyo dilalka qorsheysan

Beesha Saleymaan ayaa iyaduna joojisay weeraradii iyo dagaaladii ka dhanka ahaa Alshabaab

Si kastaba ha ahatee alshabaab ayaa culeys xoogan kala kulantay Dagaalada Beelaha uga soo horjeedaan iyadoo ay hada wado heshiis hoose ay la galayaan Beelaha Dagaalka kula jira

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here