MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ciidamada Booliiska Somalia ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle saacadohii ugu danbeeyay dil ka geystay Magaalada Muqdisho.

Ciidanadaan oo ah kuwa saldhiga Booliiska Degmada Dharkeenley ayaa dabagal ay sameeyeen kadib waxay ku soo heleen gacan ku dhiiglahaan oo shalay toogtay ismaaciil Yuusuf Axmed.

Advertisement

Ninkaan uu toogtay ayaa dhaawac ahaa  loo qaaday balse daqiiqado kadib u geeriyooday dhaawaca  ka soo gaaray rasaasta gacan ku dhiiglaha.

Maxmada ayaa lagu wadaa inuu dhawaan ka soo muuqdosi sharciga loo waafajiyo.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here