BREAKING NEWS WADDANKA HALOO WADA ISTAAGO MEEL XUN BUU KU JEEDAA!

0

AA!Horaan uga soo hadlay in dowladaan aysan waxba ka fahamsaneen dowladnimo, waxaa u daliil ah jagooyinka soo socda iyo masuuliinta loo dhiibay ila eega:

1. NISA Fahad Yasin ex weriye (unfit).

2. Somali Army Odowa dugsi dhexe 32 yrs old (unfit).

3. Taliyaha G/Benadir S Joon from driver to general.

4. Police deputy Kanif from driver to general(A/qaybdid)

5. Police Deputy 2nd Zakiya from London to general within 4 yrs.

6.Taliyaha Danab Ismacil from Kheyre security to Urur. 7. Taliyaha Lugta Dirir from Puntland police to General. 8. Taliyaha Boliiska from military attache to police commissioner(ninka ugu qabyaalada badan). Hiigsi iyo Horumarka KHEYRE ma sidan baa lagu baray dib dambe nama soo martid. Formajo waa tegey ee Kheyre iska ogaada jufadiisa baa heshay sadki tolkiisa. 1. ina XAAD safaarada Sacuudiga.

2. Bashir Abdulle 1st secretary Saudia. 3. Jacfar DG finance 4. Ismail Danab commander
5. Balile Galmudug minister.

6. Abdurahman central bank chairman seedinimo without competion buu ku yimid. Where is the trasparency he claims in every speech? intaas waa jufadiisa Urgaale iyo Yaxye oo Foolculusnimo ku jooga as a karaani. Hal nin oo murusade kale ma joogo. Wax kaloo badan baa ku soo xiga. Mar i dage anaa is dagay mar labaad i dage Qabri aan galo.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here