LONDON (DAYNIILE.COM)-Shil diyaaradeed ayaa ka dhacay garoonka diyaradaha Heathrow ee Magaalada London Dalka Britain.

Shilkaan ayaa yimid markii ay isku dhaceen laba diyaaradood oo kala ah British Airways iyo Virgin Atlantic, waxay isku dhufsadeen baalasha diyaaradaha kuwaasoo uu soo gaaray burbur.

Advertisement

Diyaarada British Airways waxaa saarnaa 121 rakaab ah waxaana gagi ahaanba laga soo dejiyay dadkii saarnaa waxaaana lagu wareejiyay diyaarad kale halka Diyaarada Virgin Atlantic iyadana baritaan lagu bilaabay si loo ogaado waxa gaaray.

Maamulka Garoonka diyaaradaha Heathrow ayaa sheegay saxaafada u sheegay  inaysan jirin wax dib u dhac ah oo ku yimid garoonka.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleDEG DEG : Raggii dilay Marxuum Abuukar Axmed Kaabax oo Dil lagu xukumay
Next articleSAWIRRO: Xildhihaan C/raxmaan Moobleen oo ka hadlay weerarkii Balcad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here