Carruur ku geeriyootay Goob lagu dabaasho oo ay ku dhaceen

0

Wararka laga helayo Magaalada laas-Caanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxaa ay sheegayaan in laba Carruur Walaalo ah ay geeriyoodeen, kadib markii ay ku dhaceen meel Biyo ku jiraan oo lagu dabaasho.

Goobta ayaa waxaa la sheegay in markii hore ku dhacay mid kamid ah Carruurta, balse midka kale oo doonayay in uu soo badbaadiyo Walaalkiis uu isagana ku dhacay, isla markaana labadaba ay halkaasi ku geeriyoodeen.

sidoo kale Goobjoogayaal ayaa waxaa ay warbaahinta u sheegeen in labada Carruurta ah oo da’dooda ay kala aheyd 8 iyo 9sano ay meydadkooda kasoo saareen Goobtii ay Biyaha ku jireen ee lagu dabaalan jiray, isla markaana ay Aaseen.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here