Dab xooggan oo ka kacay mid ka mid ah dekedaha ugu waaweyn dalka Turkiga...
Dab xooggan oo ka kacay mid ka mid ah dekedaha ugu waaweyn dalka Turkiga ayaa lagu guuleystay in la damiyo, Sida ay sheegtay wasaaradda gaashaandhigga,
Dabka ka kacay magaalada Iskenderun oo ku...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Madaale ma loo dirsaday in Xoolaha Ismaameyd uu qasho
https://youtu.be/sFXNaAf5VQ0
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki oo gaaray dalka Kenya halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho labo...
Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa gaaray dalka Kenya halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho labo maalmood ah.
Ninkan 77 jirka ah ayaa booqasho dhif ah ku tagay dalalka dibadda, dalkiisa wuxuu sanadihii ugu...
Dagaalkkii la socday magaalada Laascaanood oo caawa maqribkii qaboobay iyo Rasaas wali laga maqlayo...
Dhakhaatiir ku sugan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa sheegay in ay dhibaatooyin horleh kala kulmayaan fulinta shaqooyinkooda sababo la xiriira dagaalka halkaas ka socda oo sii xoogeystay.
Dagaalka Laascaanood ayaa galay...
Labo Nin oo Murusade ah oo lagu dilay Deegaanka Doondheere iyo Xiisad halkaasi ka...
Wararka ka imaanaya deegaanka Doondheere ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi xalay siyaabo kala duwan loogu dilay saddex nin oo labo kamid ah kasoo jeedaan beesha Murasade, halka midka...
RW Xamza & Taliyaha Xooga dalka ayaa gaaray Xirada Ciidamada Danab ee Baledoogle
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Hamza Abdi Barre oo maanta gaaray Saldhigga Ballidoogle ayaa u soo xiray tababar ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ee xoogga dalka.
Ciidamadan oo qaatay tababar sare oo...
Dhakhaatiirta Laascaanood oo Walaac ka muujinaya Adeegga Gurmadka oo ku yar
Dhakhaatiir ku sugan magaalada Laas Caanood ee gobolka Sool ayaa BBC-da u sheegay in ay dhibaatooyin kala kulmayaan fulinta shaqooyinkooda sababo la xiriira dagaalka halkaas ka socda oo galay maalintii saddexaad.
Tirada...
Somaliland oo ku dhawaaqday inay Ciidamadeeda ku jiraan difaac
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa shaacisay in dagaalka Magaalada Laas-Caanood uu galay Maalintii labaad, kaas oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka Gobolka Sool oo is abaabulay, kuwaas oo hubka...
SAWIRO:- Ciidamo katirsan howlgalka ATMIS oo soo gaaray Muqdisho
Ciidamo horleh oo katirsan howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomalaiya, kuwaas oo kamid noqon doona Ciidamada horay u joogay Soomaaliya.
Ciidamadaa oo tiro ahaan...
Sawir si weyn u qabsaday Baraha Bulshada ku kulmaan
Mascud Hansar waxa uu gacanta haystaa gabadhiisa Irmak oo 15 jir Meyd ah , gabadha waxaa ku fadhiyo darbi ku soo dumay,
Aabaha ayaa sugaya in kooxaha gurmadka deg degga ah ay...