Hoyga guddoomiyaha maamulka Puntland u qaabilsan gobolka Sanaag uu ka degan yahay magaalada Badhan...

0
  Wararka aan ka heleyno gobolka Sanaag waxay sheegayaan in xalay weerar lagu qaaday hoyga guddoomiyaha maamulka Puntland u qaabilsan gobolka Sanaag uu ka degan yahay magaalada Badhan. Guddoomiyaha gobolka Sanaag ee Puntland...

shirkada Shell oo lagu amray inay magdhow siiso beeralleyda Dalka Nigeria

0
  Maxkamad racfaanka ah oo ku taalla dalka Holland ayaa xukmisay in faraca shirkadda shidaalka Shell ee dalka Nigeria ay mas'uul ka tahay dhibaatooyin gaaray beeralleyda gobolka Niger Delta. Maxkamadda ayaa amartay Shell...

Ayax fara ba’an ku haya deegaano ka tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida

0
Dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool qeybo kamid ah gobolka Afdheer ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujiyay ayax ku degay halkaasi kaas oo saameyn ballaaran ku...

UNSOM oo soo Dhaweysan Guddiyada Doorashada M. Goboleedyada

0
  War-saxaafadeed ka soo baxay Hawgalka Qaramada Midoobay ee Somalia (UNSOM) oo ay ku saxeexnaayeen dalal iyo hay’ado dhowr ah ayaa lagu soo dhaweeyey magacaabista Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada...

Shiinaha oo sheegtay ineysan Aqoonsan doonin dadka Asal ahaan ka soo jeeda Hong Kong...

0
Shiinaha ayaa jimcihii sheegay in "mar dambe aqoonsan doonin" Baasaboorka Britishka (Overseas) ee loogu talagalay dadka Hong Kong, iyada oo Boqortooyada Ingiriiska ay isu diyaarineyso in ay albaabadeeda u furto malaayiin...

Duqeyn xoogan oo loo geystay Alshabaab

0
Diyaaradaha dagaalka Dowlada Mareykanka ayaa duqeyn la beegsaday deegaan kuyaala duleedka magaalada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, waxaana duqeyntaasi lagu soo waramayaa in khasaaro kala duwan ka dhasheen. Duqeynta ayaa lala beegsaday...

Ciidamo ka soo Goostay Jubbaland oo iska soo dhiibay Balad xaawo

0
Warar kala duwan oo laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamo kamid ahaa kuwa uu hogaamniyo Wasiirka Amniga Jubaland C/rashiid Janaan oo ku sugan Qeybo kamid ah Magaalada Mandheera ay...

Deegaanada Beesha Murusade dib u dhac wayn ayaa ka jira waxayna deegaanada kale ee...

0
Deegaanada Beesha Murusade dib u dhac wayn ayaa ka jira waxayna deegaanada kale ee Soomaaliya ka danbeeyaan 15 sano Yaa Masuul ka ah dib u dhacaas ? Degmooyinka Ceelbuur ,Galhareeri,Darri, Wabxo ee...

Beesha Caalamka oo maalinta Bari ah kulan la leh Madaxweyne Farmaajo

0
#Xog: Xubno matalaya Beesha Caalamka ayaa maalinta berri ah kulan kula qaadan doonna Madaxtoyada Soomaaliya MD Farmaajo, iyagoo u sida farrimo ay ka sidaan guud ahaan Beesha Caalamka taas oo ku...

Faisa Abuukar Ibrahim waxaa gacantiisa ku dilay Abbaheed Abuukar Ibraahim

0
Faisa Abuukar Ibrahim waxaa gacantiisa ku dilay Abbaheed Abuukar Ibraahim Faisa Abuukar ayaa waxaa ka dacwootay Eddadeeda oo abaheed qaba oo ay sheegtay in Xijaab ay ka xiratay, ka dibna Aabihii ayaa...

advertisement

APLICATIONS

Macalin Dugsi iyo Ardaydiisa oo lagu laayey Gobolka Galgaduud

0
Rag ku lebisnaa dareyska ciidamada oo qaab beeleed u abaabulnaa ayaa duleedka degmada Ballanballe ku laayey dad shacab ah oo uu ku jiro macallin...

HOT NEWS