Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliyaa ayaa hadda ka ambabaxaya garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Ciidamadaan ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo ay uga sii gudbi doonaan magaalooyinka gacanta ugu jira Al shabaab ee kala ah Ceelbuur, Ceel Qooxle, Ceel Garas iyo kuwa kale oo hoostaga deegaanadaas.

Ciidamadaan ayaa iskugu jira Haramcad, NISA iyo kuwa Millateri ah gaar ahaan ciidamada Gorgor iyo Danab waxa ayna u socdan xorreynta deeganada aan soo sheegay ee gacanta ugu jira Al shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here