Ciidamada amniga ee Galmudug oo gaaray deegaano hoostaga magaalada Hobyo

0

Wararka ka imaanaya Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada amniga maamulka Galmudug oo isugu jira Daraawiish, NISA iyo Boolis ay gaareen halkaas, oo maalmihii lasoo dhaafay ay ka jireen falal amni dorro.

Mas’uuliyiin ay ku jiraan guddoomiyaha gobolka Mudug, guddoomiyaha degmada Hobyo, ku xigeenkiisa iyo xubno ka tirsan barlamaanka Galmudug ayaa socdaalkaas ku wehliyay ciidamada, sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa.

sidoo kale Mas’uuliyiinta goobta gaaray  ayaa  u kuur-galaya xaaladda deegaanadaas, oo markii laga soo tago cabsida Al-Shabaab ay ka jirtay waayihii dambe shaqaaqo u dhaxeysa dadka reer miyiga ah ee halkaas wada dega.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here