Howlgal ciidanka kumaandooska xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen degaanka Gamboole ee gobolka Sh/dhexe ayey ku dileen sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab

Saraakiisha Danab ayaa sheegay in howlgalkan uu ahaa mid qorsheysan ujeedkiisu ahaa baacsiga saraakiisha iyo dagaalyahanada Al-Shabaab.

“Ciidanka Kumaandooska ayaa ku guuleystay qaarijinta horjoogihii al-shabaab u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan Maktabka dacwada Sh/dhexe kaasoo lagu magacaabo Shiikh Maxamed Suleeymaan (Gacameey) sidoo kale ciidanka ayaa halkaasi ku dilay saddex maleeshiyaad ah oo lajoogay horjoogaha” ayuu yiri sarkaal ka tirsan ciidanka Danab oo la hadlayey warbaahinta dowlada

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here