Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay howlgallo qorsheysan waxa ay  ka fuliyeen degaano hoostaga  Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Degaannada ciidamada aya howlgallada ka sameeyeen waxaa la sheegay inay ku sugnaayeen Xubno ka tirsan Al-Shabaab, balse ay Ciidamada dowladda la wareegeen, kuwaas oo kala ah,Tubaako Koreey iyo kudug.

Sarakiisha howlgalka hoggaamineysay aya sheegay in degaannada ay ciidamada la wareegeen ay AL-Shabaab lacago uga qaadi jireen dadka shacabka balsa hada ay ciidamadu dowladda ay gacanta ku hayaan degaannadasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here