Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Ciidanka Difaaca Ethiopia ay hareeyeen God uu ku dhuumayo Madaxwaynihii Tirgayga Debretsion Gebremichael wararka ayaa intaas ku daraya in loogu baaqay in uu isa soo dhiibo hadii kale la khaarajin doono.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa ciidanka Ethiopia waxay ku guulaysteen in gacanta ku dhigaan Saraakiil badan Oo ka tirsanaa TPLF Iyadoo sidoo kala la khaarajiyey kuwo kale.

Afar iyo labaatankii saacadood ee la soo dhaafay ayaa dawlada Ethiopia waxaa ay xaqiijaysay la dilay Sadex sarkaal oo sare oo ka tirsan Koox daasi kuwaasi oo u ku jiro Wasiirkii hore arimaha Dibada Ethiopia Seyoum Mesfin iyo labada xubnood oo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here