Ciidanka Gaarka ah ee Nabad Sugida ayaa howlgalo qorshaysan ka sameeyay daafaha magaalada iyo degmooyinka Hilwaa iyo Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Howlgaladaan oo lagu baacsanayay kooxaha amniga khatarka ku ah, ayaa wararku waxay sheegayaan in lagu soo qabtay shaqsiyaad iyo waxyaabo la aaminsanyahay in ammaanka ay khatar ku yihiin.

Sikastaba ha ahaate waxaa jira howlgalo si guud loogu qaadi doono degmooyinka Muqdishu maadama ay soo badanaayan dhac iyo ciyaal weerada ka dilaacay degmooyinka qaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here