Ciidamo Soomaali ah iyo Suuriyaan oo ku dagaalamay Dalka Turkiga

0

Dagaal aan waxba leysku reeban ayaa ka dhacay Dalka Turkiga kaa oo dhex maray Ciidamo Soomaali ah iyo kuwa Siiriyaan ah kuwaa oo tababar halkaa ugu socday

Warka ayaa sheegaya in Dagaalka leysku adeegsaday Midiyo taa oo keentay Dhimashada labadavdhinac 25 Qof

Dagaalka ayaa ka bilaawday ka dib markii Askari Soomaali ah ay Tooray ku Dileen kuwa Suuriyaanka ah

Xaalada ayaa meel Xungaartay ka dib markii Askarta Soomaalida Goowraceen dhowr Askar Siiriyaan ah kuwaa oo Tababar ugu socday Dalka Turkiga

Dagaalkaan ayaa ahaa kii ugu horeeyey ee dhex maro labada qoomiyadood waxiina noqonayaa kii ugu xumaa oo halkaa ka dhaco

Laamaha Amniga Dalka Turkiga ayaa ku Guuleystay in ay joojiyaan Colaada hadana xaalada waa mid Dagan waxaana socda Baaritaan sida ay wax u dhaceen

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here