Ciidamada Haram-cad ee ka tirsan Ciidanka Booliska soomaliya ayaa saakay lagu arkayaa meel ku dhow birta laga galo Madaxtooyada ee Sayidka.

Ilo lagu kalsoonyahay ayaa ii sheegay in Ciidanka haram Cad la dhigay meel u dhow biraha laga soo galo Madaxtooyada Soomaaliya halkaas oo ay ku dhaxtaal xarunta Villa Hargaysa oo ay ku shaqeeyaan Golaha shacabka.

Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Haramcad ay kaabayaan ciidanka Booliska ee la shqeeya Golaha shacabka.
Abdulkadir Ok

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here