Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ciidanka xoogga dalka, gaar ahaan qeybta 27-aad ay saakay ka fuliyeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Taliska guutada 5-aad qeybta 27-aad militeriga Soomaaliya ayaa hawlgallo burburin ah oo ka dhan ah Al-Shabaab saacadihii la soo dhaafay ka fuliyey degaanada Baar, Jaambeyrow, iyo Caloolacad, oo dhaca galbeedka magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

Sidoo kale Howgalkaas ayaa la sheegay in ciidamadu ay ku burburiyeen, kuna qabsadeen deegaanadaan ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here