Cilmi-Baaris lagu ogaadey in EVC plus sare u qaadey Horumark Maaliyadeed ee Dalka

Xarunta Cilmibaarista Jaamacadda simad ayaa sooqabanqaabisay kulan lagu soo bandhigay daraasadcilmibaaris taasoo lagu qabtay magaalada muqdisho.

Daraasaddan oo ay sameeyeen cilmibaarayaal sare ooka tirsan Jaamacadda simad ayaa waxay kusaabsaneyd lacagaha Mobile-ka iyo Horumarkasystem-ka maaliyadeed iyo bankgiyada soomaaliya, waxaana daraasadda laga sameeyey magaalooyinkawaaweyn ee soomaaliya iyada oo si gaar ahaaneed loobaaray adeegga EVC-Plus  (Electronic Voucher Card) oo ay leedahay shirkadda Hormuud Telecom.

Soo bandhigista cilmi-baaristan ayaa aad usoo jiidataydhamaan bulashada soomaaliyeed, dad aad u farabadan oo ku sugnaa halka kulanku ka dhacdayoo ka badnaa 300 oo qof.

Daaraasaddu waxay sheegtey in adeegga EVC Plus uusare u qaadey horumarka maaliyadeed ee dadka, ayadauu 11% uu kulaahaa horumarka maaliyadeed eesanadihii la soo dhaafey.

Sidoo kale daraasadda ayaa lagu soo bandhigay in 5.5% kaliya dadka Soomaliyeed ayaa heli karaan bank account, sidaas  awgeedadeega EVC Plus  waxa u suurta galiyay in ay adeegg bank helaan dadka faqrigaah iyo kuwa ku nool baadiyaha, waxaa kale uuadeegga EVC Plus fududeeyey in ay dadka lacagahakeydsadaan isla markaana amaan ah si fududna ay kuhelaan adeegga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here