Codsir ah oo laga Duubay Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Biyaha Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan oo loo yaqaano Saalax Dheere

0

Wasiirka Wasaarada Tamarta iyo Biyaha Hirshabelle Saalax Maxamed Xasan oo loo yaqaano Saalax Dheere, ayaa waxa uu qoraalo  ama codsiyo  u kala diray dhowr hay’adood oo ay ku jiraan EU, IOM qaybteeda Soomaaliya iyo sadax hay’adooda oo kale. Hay’adahaas ayuu ka codsday in ay dhaqaale ku bixiyaan ceelal laga qodayo degaano ka tirsan Hirshabeelle.

Wasiir Saalax ayaa qolooyinkii u diyaariyay Proposalka lacagta lagu raadsanayay waxa uu la galay heshiis ah in uu lacagta timaada  ay qaybsan doonaan, shaqada  ay hada qabteena  oo ah diyaarinta proposal-ka uu lacag hordhac ah  sii siin-doono. Wasiir Saalax ayaa dadkii uu kula heshiiyay lacagta ka gaabiyay in uu siiyo lacagtii uu balan qaaday.

Halkaan ka dhageysa Codka sirta ee laga Duubay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here