Culimada Soomaalida Kenya ayaa soo saaray digniin ku saabsan kiiska dacwadda badda.

Iyadoo maalinta beri ah la filayo in Maxakamadda Cadaallada Adduunka ee ICJ ay go’aan ka gaarto dacwadda xuduud badeedka u dhaxeeya dalkeenna Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa qaar ka mid ah culimada Kenya ay dadka Soomaalida ah ee ku dhaqan dalkaas uga digayaan in ay sameeyaan wax dibad bax ah dhinac kasta oo go’aanku u dhaco.

War ay soo saareen ayey ku sheegeen culimada in si looga fogaado isku dhac qoomiyadeed aan la sameynin isu soo baxyo.

 

Warkaan culumada ayaa ku soo aaday xili maalinta Bari ah Maxmamada Aduunka Go aan ka gaareysa  muranka Badda ee ma Dhaxeeya Soomaliya iyo Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here