Deegaanka Soomaalida Itoobiya waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto Shidaal la aan Gaadiidka qaada dadweeynaha sida Bajaaj ta waxay safaf dhaadheer uga jiraan Kaalimaha Shidaalka
Inta badan maanta gelinkii dambe majir wax gaadiid ah oo soconaya waxyar mooyee dadka ayaa la sheegayaa inay lugtooda maalayaan ilaa xaafadaha iyo magaalada hoose inta u dhaxaysa
Lama garanayo baa la leeyahay in xiliga dhow la helayo Shidaal maadaama Kaydka Shidaalka ugu weeyn Itoobiya ee magaalada Kombolcha ay la waeegtat Jabhada TPLF ee dagaalku kala dhexeeyo xukuumada Abiyu Axmed Cali

Soomaalida Itoobiya waxaa ufuran xadka ay la wadaagaan Somaliland ee Togwajaale lakin waxa laxiray xadka gebi ahaanba oo ma jiraan cid keeni karta Shidaal iyo Quutal daruuriga kale ee dadku ayan ka maarmi karin majirto ilaa iyo iminka wax dadaal ah oo ay wado xukuumada ina Cagjar si loo badbaadiyo Shacabka Soomaaliyeed ee Itoobiya kunool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here