Dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 7.6 ayaa ku dhuftay dalka Papua New Guinea, kaasoo burburiyay dhismayaal, waxaana uu dhaliyay dhul go’ waxaana ku dhintay ugu yaraan shan qof.

Hay’adda Sahanka dhulka ee Guinea ayaa sheegtay in dhulgariirku uu ka dhacay tuulo qiyaastii 67km u jirta bariga magaalada Kainantu, subaxnimadii Axadda.

Si kastaba ha ahaatee, baaxadda khasaaraha iyo tirada dadka ku dhintay dhulgariirka weli ma cadda.

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here