Warar Soo Baxaya ayaa Sheegaya in wali Dagaalka Socda oo Canfarta Iyo Soomaalida Udhaxeya.

Dhinaca Canfarta waxaa Gaaray Jab wayn oo Waxaa Laga Qabtay maxaabiis Waxaana kaga dhintay boqolaal Dagaalka ayaa u muuqda mid sii Fidaya oo waa la isku Habar wacaaynaya balse wali War rasmi ah Masoo bixin.

Dhinaca soomaalida waxaa is oo gaaray XOG Lagu Kalsoonaan karo oo sheegaya In Korneylo Liyuu ah Geeriyoodeenn Waxaa la ii xaqiijiyey ilaa hada 3 kornayl Balse tirade ayaa lagaarsiinayaa 5 Kornayl. Saacadaha soo Socda ayaa Laga Heli Doona Xog Rasmi ah

Marka uu Dagaal Socoda waxaa Adag In la Helo xogaha Maadama Goobaha qaar yihiin Baanan labada dhinac wali wax war ah kama soo saarin dagaalka

 

#lasoco_waxii_ku_soo_kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here