Dalka Ethiopia waxa uu qarka u saaran yahay in dagaalka ka socda ee u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Jabahadda TPLF ee gobolka Tigray uu isku bedello dagaal sokeeye oo ku baaha guud ahaan Ethiopia.

Haddaba, maxaa keenay rabshadaha u dhexeeya dawladda dhexe iyo maamulka gobolka woqooyiga ku yaalla ee Tigray?

Ambassador David Shin, oo horey u soo noqday Safiirka Mareykanka ee Ethiopia iyo Burkina Faso, haatanna ah macallin maadada xiriirka caalamiga ah ka dhiga Jaamacadda George Washington iyo Susan Stigant oo agaasime ka ah Machadka Nabadda ee Mareykanka qeybteeda Africa oo la hadlayay daadihiya Barnaamijka The Encounter ee VOA Carol Castiel ayaa ka warramay waxyaabaha ugu waaweyn ee horseeday mushkiladaha milatari, kuwa siyaasadeed iyo kuwa bani’aadnimo ee Ethiopia ka taagan.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here