Dalka Australia ayaa waxaa laga hergaliyay Suuq casri ah oo qaab Online ah loogu kala iibsanaya Geela duur joogta ah ee ku nool dalkaasi.

Ganacsade Soomaaliyeed uu mudo kabadan 20 sanno ka ganacsanayey hilibka geela ayaa sayladan u arka mid u fudud oo uu kaga maarmikaro safarrada uu u gali jiray soo iibsashada Geela.

Sidoo kale arintaan ayaa waxay ku soo aadaysaa Xili Sanado badan Geela ay Dili jireen, waxaana ay taasi keentay in ay markii danbe la dhaqdo ama la iibsado.

 

 

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here