M/weynaha dalka Jilli Sebastian Pinera ayaa xaalad deg deg ah kusoo rogay dalkaas kadib isku dhacyo dhex maray ciidamada dawlada iyo koox hubeysan

M/weynuhu waxaa uu sheegay in boqolaal askari oo dheeraad ah loo diro gobolada koofureed  ee dalkaas si xaaladda loo dejiyo.

Dagaalka ka socda koofurta dalka Jilli ayaa sababay barakaca in ka badan hal milyan oo qof.

Wararka ugu dambeeya ayaa sheegaya in dagaalka ugu dambeeya ee ciidamada dawlada iyo kooxda hubaysan ay ku dhinteen 17 qof.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here