Jarmalka ayaa adkeeynaya sharciga hubka ka dib isku daygii la tuhunsanaa ee ahaa in xagjiriinta midigta-fog ay ku afgamin rabeen dawladda.

Wasiirka arrimaha gudaha ayaa sheegay in dalka uu ku qasban yahay in uu soo rogo cadaadis la xiriirasidii hubka loo xakameyn lahaa.

Booliiska Jarmalka ayaa Arbacadii la soo dhaafay howlgal ka dhacay dalka Jarmalka ku soo qabatay 25 qof, oo loogga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin kooxaha midigta fog, kuwaas oo qorsheynayey in ay afgambiyaan dowlada Jarmalka.

Illaa 130 guri ayaa la baadhay, waxayna guutooyinka gaarka ee sameeyey howlgalkan ay beegsadeen kooxaha qaba xukunadii waayadii hore ka jiray Jarmalka.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here