Madaxweyne-yaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa diiday iney kaqeyb galaan kulanki ugu horreeyay ee shirka Dhuusamarreb kaasoo caawa lagu ballansanaa inuu furmo.

Madaxweyne Qoor-qoor oo isku dayay inuu odayaasha kuqanciyo ka qeyb galka furitaanka shirka ayey ku gacan seyreen iyagoo ku gaabsaday iney daallanyihiin iyo waasamaad Allaha noo bariiyo.

Ugu dambeyn shirka ayaa loo maleynayaa inuu furmi doono berri oo ah saddexda bisha kuna asteysan Maalintii Farmaajo ugu talagalay in shirku soo dhamaado.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here