Daraasad lagu sameeyay beeralayda Gambia ayaa lagu ogaaday in haweeneyda uurka leh marka ay ku shaqeyso kuleyl aad u daran ay khatar caafimaad ku keento ilmaha uurka ku jira.

Cilmi-baarayaashu waxay sheegeen in garaaca wadnaha ee canugga uu kordhay heerar khatar ah.

Cilmi-baarayaal ka socda Iskuulka London ayaa sheegay in garaaca wadnaha ee hooyada uurka ku jirta uu kordhay heerar halis ah.

Saynis yahanada ayaa ku baaqaya in la sameeyo cilmi baaris dheeraad ah, iyadoo meelo badan ay wajahayaan heerkul sare.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here