Deegaanada Gobolka Sanaag oo ku dhawaaqay war aan farxad galin Puntland iyo Banaanbaxyo wali ka socda halkaa

sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyna dhamaan  Gobolka Sanaag ayaa sheegayo in halkaa ay ka dhacayaan Banaanbaxyo xoogan oo looga soo horjeeda maamulka Puntland  laguna taageerayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland  iyagoo aad uga carooday  xil ka qaadista aan sharciga loo marin xilka looga tuuray

Banaanbaxayasha ayaa ku dhawaaqayeyu erayo ka dhan ah Emaaradka Carabta iyo maamulka  Puntland iyagoona sheegay in   Gadii  reer yeeshay Garoowe  Anagana halkaan baan leenahay waxaana u sheegeynaa  mamaulkii Puntland leysku oran jiray lagu kala tagay 21 sano ka dib

 

Banaabaxayaasha ayaa  dab qabadsiiyey Calanka Puntland  iyadoona dhamaan Xafsiiyadii Gobolada Sanaag laga fujiyey Astaanta lagu yaqaanay Puntland

Banaanbaxaan ayaa yimid kadib markii qaab aan sharci aheyn xilka looga qaaday   Gudoomiyahii Puntland oo oo isaguba sheegay in aan qaab sharci ah loo marin xil kaqaadistaas

Xil ka qaadistaas ayaa timid maalin ka dib markii Baarlamaanka Puntland uu dood  ka keenay  Shaqada ay Dowlada Emaraadka ka heysa  Gobolada Bari

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064