Agaasimaha KMG ee NISA Sareeye Guud Bashiir Goobe ayaa Taliyaha Nabadsugida ee Gobolka Banaadir u magacaabay G/lle Muxidiin Mohamed Jimcaale (Warbac), waxaana la faray dhammaan agaasinada Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonk Qaranka inuu ka guto mid walba waajibaadka kaga aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here