Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ku guuleystay kursiga guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha Aqalka sare ee  Baarlamaanka aqalka sare, asaga oo helay cod gaaraya 28 Cod.

Musharax la tartamay oo ah Cabdihakiim Macalim Axmed ayaa helay Cod gaaraya 25 Cod.

Guddoomiyaha KMG ah ee golaha Aqalka sare ayaa ku dhawaaqay natiijada Tartanka sido kale tartama labaad ee Abdixakiin ayaa helay 27 cod isla codcodkan ayuu helay wareegai hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here