Qarax Xoogan, ayaa ka dhacay bar ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku sugnaayeen oo ku taala degmada Wadajir agagaarka Xalane.

Qaraxa, Waxa uu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qaraxa Waxaana lagu dhuftay goob ay ku sugaanyeen ciidamada joogay kontaroolka.

Waxaa jira qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here