DEG DEG: Qarax lagu dilay 3 askari oo ka tirsan ciidanka dowlada, mid kalana lagu dhaawacay ayaa goordhow waxaa uu ka dhacay gudaha degmada Janaalle ee Sh/Hoose, waxaana Qaraxaasi lala eegtay ciidamo lugeynaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here