Qarax xoogan  ayaa  goor dhow ka dhacay Inta u dhaxeysa Isgoyska Jubba iyo daljirka Dahsoon sida ay dayniile u xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

Qaraxa ayaa ka dhacay meel ku yaallaan Maqaayado iyo kaalin Shidaal waxaana loo adeegsaday gaari.

Ilaa hadda si rasmi ah looma oggaan karo khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxaana goobta uu ku dhacay ku dhow Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here