Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa xasuuq weyn u geysatay Manchester United oo ay dhax jiid-jiidday Anfiled iyada oo ku burburisay 7-0, xilli xiddigihii waaweynaa ee Red Devils ay waji gabax kaga baxeen garoonka iyaga oo madaxa foorarinaya.