DEG DEG Tvg Dayniile Madaxweyne Dani oo Diyaaradiisa Amar lagu siiyey in dib ugu noqoto Garoowe

 

Ciidamada Cirka Mareykanka ee jooga Garoonka Balidoogle ayaa dib u celiyey diyaarad uu saarnaa Madaxweyne Deni, midaas oo Garoowe dib ugu noqotay.

Madaxweynaha Puntland ayaa la filayaa in uu isla caawa weydiisto dawladda federalka ogolaasho, hadduu helena uu Berri baxayo hadduu ogolaansho waayana ay khasab noqoneyso in uu Muqdisho sii maro.

Madaxweyne Dani ayaa Diyaaradiisa waxay hada ka dagatay magaalada Garoowe iyadoo ka soo duushay Boosaaso

Wararka aan ka heyno Kismaanyo ayaa sheegayo in Diuaarada ay baaqan Amarka Dowlada ay u baaqatay Xili Danbe ay tagi laheyd kismaanyo iyadoona bari 11 Barqadnimo laga sugaayo magalaada Kismaanyo

Bari ayaa lagu wadaa in ay dhacdo Xaflada Caleema Saarka Madaxweynaha xilkiisa lagu muransanyahay Ahmed Madoobe

Halkaan hoose ka daawo

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064