Ciidamo hubeysay oo uu hoggaaminayo Taliyihiin Booliska Gobolka Banaadir Saadaq Joon ayaa hadda gaaray Xaafadda Shiirkole.

Ciidamada oo ku hubeysan nuucayada kala duwan qoryahay culus ayaa lagu arkayaa jidadka gala xaafada Shiirkole iyaga oo cabsi ka qaba weerar ugu yimaada dowladda.

Dad goobjoogayaal ayaa ii xaqiijiyay in dadka degen xaafada ay qaxayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here