Safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa isaga baxay kulan Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu ku casuumay Safiirrada deggan Caasimadda Nairobi, kadib markii fadhiga lagu casuumay Wakiillo ka socday Xafiiska Somaliland ee Kenya.

Maamulka Somaliland ayaa lagu casuumay Kulanka Safiiradda, sababtaa ayaana keentay in safiirka Soomaaliya ee Kenya uu kulanka isaga baxo.

Dowladda kenya aya looga fadhiya in ay jawaab ka bixiso caasumadda uu ku yimid Maamulka iskiis ismagacaabay ee Soomaalinad in ay kamid noqdaan Wadamada uu la kulmaye Madaxweynaha Kenya, Haddaba Maamulka Soomaaliland waxaa la ogyahay in uu yahay maamul aan laheyn kontoraal siyaasadeed ayagoo sharaf ka raadiya wax aan dal iyo dowladd ka dhigi karin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here