Advertisement

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa fartay  dhammaan Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya  inay ka qaybgalaan tartanka Daabulista Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan 1444/2023 inay soo gudbistaan codsiyadooda, soona buuxiyaan shuruudaha loo dejiyay tartanka Daabulista xujeyda ka hor 18. 04. 2023.

Advertisement

Wasaaradda ayaa sheegtay in shuruudaha oo gaaraya ilaa 13 qodob  Shirkadihii soo buuxin waaya aysan qeyb ka noqon doonin tartanka daabulada xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan 2023.

Hoos Ka Akhriso Shuruudaha laga doonayo Shirkadaha Diyaaradaha ee danaynaya  inay ka qaybgalaan tartanka Daabulista Xujeyda Soomaaliyeed ee Sanadkan.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here