May be an image of 2 people, camel and Uluru

Mid ka mid ah Dhaqaatiirta Dagaalamayaasha Al-shabab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidamada Milatariga Soomaliya ee ka howlgala Gobolka Bakool.

Advertisement

Sarkaalkaan oo dhanka dhaqtarnimada u qaabilsanaa xoogagga Alshabaab loona yaqaan Malaag UK.ayaa kooxdasi ka tirsana mudo 12 sano ah ,wuxuuna ugu danbeyn go’aansaday inuu ka soo tago.

Mar uu ka hadlayay sababta ku dhalisay inuu ka soo baxo Alshabaab ayuu sheegay cabsi darteed inuu inuu u qaatay go’aankaan.

“ meelwalbo ay joogaan cabsida ayaa ku saa’ideysa, kala shaki badana oo dhexdooda ahna wuu soo batay. Sidaas darteed,qofkii la tuhmo waa la qaarijinaa waana sababta  anigoo ka faaideysanaya Cafiska dowladda uga soo baxay” ayuu yiri Yuusuf Malaag.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here