Dhamaan Ajaanibta iyo Diblomaasiyiinta safaraddaha kala duwan ee reer Galbeedka ayaa saakay iskaga ambabaxaya waddanka Ethopia, kaddib markii lagu war geliyay in ay iskaga soo baxaan dagaaladda kasoo cusboonaaday gudaha waddankaas.

Waxaa maalmaha soo socda hakad ku imaan doonna dhammaan duulimaadyadii caalamiga ah ee tagi jiray gudaha waddankaas, oo xaalad xun hadda lugaha la sii galaya.

Sidee u aragtaa?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here