Door intee la Eg ayuu Ra iisal wasaare Kheyre ku lee yahay Shirka Dhuusamareeb

0

Ra isal wasaare Xasan Cali Kheyre waa Siyaasi ku Jira Damaca Madaxweyne waana sida Muuqata masuul Heysta Xiligaan hadii loo fiiriyo Siyaasiyiinta kale midka ugu Taageera Badan Dhanka Shacabka.

 

Waana shaqsigii ugu horeeyey ee fadhiisiyey dhaqaalaha Dalka kuna Guuleystay in laga Cafiyo Deymabadan oo Soomaaliya lagu lahaa waxuuna Dhisay Ciidan Qaran oo Tayo leh oo la Tira koobay

Damaca Ra iisal wasare Kheyre waxay Dhibtay Madaxweyne Farmaajo oo isagu Damac weyn ka Galay mar kale in uu Madaxweyne Noqda

Sidaa oo jirta ayaa labada masuul kala wataan laba Figrad oo dhanka Doorashada ah

Farmaajo ayaa qabo in Doorashada ay Noqoto Qof iyo Cod halka Ra iisal wasare Kheyre uu qabo in Xiligaan dhici karin Doorasha Qof iyo Cod ah loona baahan yahay Doorasha Dad ban

Ra iisal wasaraha oo Inta badan Saxiib la ah Maamul Goboleyada ayaa si Hoose shir ugu Yag leelay Maanta oo ah 9 bisha Juullay 2020 magaalada Dhuusamareeb kuwaa oo soo saaro Doono Hab Raaca Doorashada ay ku Mideysan Yihiin 5 Maamul Goboleyd taa oo meesha ka sareysa Damaca Madaxweyne Farmaajo

Shakiga kulug lahaanshaha Kheyre ee Shirka Dhuusamareeb ayaa waxaa sii Xoojiyey tagitaanka maanta ee Xildhibaano Federaal ah oo ka mid ah Gudigiisa Doorashada kuwaa oo kala Musdaf Dhuxuloow,Dhagdheer iyo Dhagay oo intaba ah rag qatar ku ah soo jiidashada Dadka ka Aragtida Duwan

Si kastaba ha ahatee Shirka Dhuusamareeb ayaa meesha ka saari Doono is jiid jiidka is diidanaa Dowlada Federaalka iyo Maamul Goboleydayada waxaana Daba Socon doono Taageera Shirka Golaha wasiirada uu Kheyre Shir Gudoomin doono maanta

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here