Doorashada in waqtigeeda ku dhacdo waa sharci Dastuuri ah

0

Maal mahaan waxaa jiray muran dhanka sharciga ah oo dhigaayo in Dalka ka dhacdo Doorasho raali lagu wada yahay

Hadaba muranka ayaa sii xoogeystay ka dib markii laga war helay in Madatooyada iyo Baarlamaanka muda kor dhin aan sharciga waafaqsaneen doonayaan

Gudoonka Baarlamaanka iyo madaxtooyada ayaa ku doodaayo in la qabto Doorasha Qof iyo Cod ah taa oo u.muuqata in aan Xiligeeda ku dhaci karin

Intabadan Sharciyaqaanada ayaa qabo in Doorashada Waqtigeeda ku dhacdo ay tahay Qodob Dastuuri ah kaa oo dhigayo in Doorasho la qabto 4 sano mar

Waxaa kale oo sharci ah Baarlamaanka iyo Madaxtooyada muda xileedkeeda ku eg yahay 4 Sano taa oo meesha ka sareysa in waqti kordhinta sharci aheyn

Inta badan Soomaalida ayaa qabo in Dalka uu galaayo Qalalaaso Siyaasaded keeni karo dib u dhac Dal kana galin karo Amaan daro

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here