Doorashad dalka Mareykanka oo la wada sugaayey ayaa inta badan soo idlaatay iyadoona hada aad moodid in lagu kala horeey

Magaalooyin badan oo Xisbiga madaxweyne Trumpà ayaa u muuqda in looga adkaaday

Mareykanka ayaa ku kala saaro kursiga madaxweynaha hab kaga duwan Aduunka intiisa kale

Mareykanka ayaa lagu kala baxaa qofka helo Elagtarooniga oo tira ahaan ah in Qofka Madaxweynaha noqonaayo ku guuleysto 270 Electaions

Xiligaan ayeey kala lee yihiin labada Musharax

Trump ayaa leh 98 Elections

Halka uu lee yahay Biden 131 Elections waxaana laga doonayaa in uu heli 139 kale markaa ayuu noqon karaa Madaxweynaha Mareylanka

Wali waa socotaa tirinta Codadka

Doorashadaan ayaa ah Tii ugu weyneed ee Codka laga dhiibto

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here