Dowlada Federaalka oo wado Qorsha ay ku kala qeybineysa reer Hiiraqn

0

Madaxtooyada Soomaaliya Ayaa Wada Qorshe Lagu Kala jabinayo Dadka Degan Gobolka Hiiran Ayaa Kuwaa Oo Ka soo horjeeda Hanaanka Loo marayo Dhismaha Maamulka Hirshabeelle oo Ay Sheegeen In La qalday Nidaamkii Awood Qaybsiga Beelaha.

Ilawareedyo Lagu Kalsoonan karo Ayaa Sheegaya Inuu Tanaasulay Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble, Tanaasulka Ugaaska Ayaa Yimi Kadib Markii Madaxtooyda Ay Ugaaska U Balanqaaday In Generaal Mukhtaar Xuseen Afrax Ay Kadhigayso Wasiirka Beesha Xawaadle Ee DFS.

Sido Kale Ulgaaska Ayaa Ogolaaday In Beesha Xawaadle Laga wareejiyo Madaxwaynaha Maamulka Hirshabeelle, Taas Badelkeedana La siiyo Beesha Xawaadle Madaxwayne Ku-xigeenka Maamulka Hirshabeelle

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here