Mareykanka ayaa Talaadadi shalay si rasmi ah ugu dhawaaqay, in wixi Isniinki ka dhacay Myanmar ay hadda u aqoonsanyihiin afganbi, halka la filayo in Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu go’aan ka qaato saraakiisha millatari ee ka danbeysa afganbiga Myanmar.

Dowladda uu afganbiga ku dhacay waxaa hogaamineysay, Aung San Suu Kyi is. Haddaba, waa qof nuucee ah haweeneydaasi. Sideey wax u dhaceen, yaase hadda talada dalkaasi haya?.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here