Dowlada Talyaaniga heshay Cunug yar labo maal mood kaliya Dhalanaa oo Badda korkeeda Sabetnaya

0

Waxa lagu arkay Xeebta Jaziirada maalta Cunuga yar O Dul saaran bac Qafiifa O madoow asagoo Qaawan wax Dhar ah Gashaneen

Cunuga aya Nool Caafimaadkisa aad ufiicna mana ooyneynin wuxu u ekaa Qof hurda wa sida ay sheegtay wakalada wararka Talyaaniga

Cunuga aya ka yimid Dhanka  liibiya wuxuuna bada ku Dhax Jiray mudo labo maalmood wax Qatar ah lama kulmin Tani wa mucjiso Rabaani ah ayuu yiri Raisal wasaraha Talyaaniga

Wuxu ku Tilmaamay Cunuga ugu Nasiibka badna ebad aduunka soo maro

Wuxu balan Qaaday in Cunugaas ku Noolan Doono Hoygiisa hadu xilka ka Dago Xata u la si Nolaan Doono Cunuga yar

Hada waxa Gacanta ku haya Cunug DowladaTalyaaniga Dhaqaatiirta aya Cadeysay inu wax Dhiba Qabin Cunuga meel Gooni ah aya lagu haya

Allahu akbar allahu akbar 😭

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here